Hancock Banner
Left Edge Image
Home  |  Site Map
Hancock Banner
Left Edge Image
About Hancock
Administration
Curriculum
Location
Special Features
Upcoming Events
The Hancock-Hamline University Connection
Staff Directory
Parent/Community
Student Resources
Classrooms
Learning Center
Specialists
Physical Education
Science
Computer
Programs and Services
Band and Orchestra
Custodial Staff
Classroom Assistants
English Language Learners
Food Services
Library/Media Center
Literacy Coaching
School Nurse
Gifted Services
Special Education
Academic Support Teachers
Grade Level Support Staff
Minnesota Reading Corps
District Information
Staff Information
Educational Technology News
Contact Information
Under Nav Image
Divider Image
Print View
Dugsiga Iskaashatada Hancock-Hamline University
Jaamicadu waxa ay ka bilaabataa Xannaanada
Dugsiga Hancock-Hamline, oo ku yaala wadada Sneling ka soo horjeedka Jaamicada Hamline, waxa uu xirrir iskaasi la samaystay jaamicadda. Shaqaalaheenu waxa ay aaminsan yihiin in jaamicaddu ka bilaabato xannaanada. Ardeyda iyo barayaasha labada dugsiba way wada shaqeeyaan, wada dhisaan xirriirka iyo wada aadaan xafladaha u gaar ah. dugsigeenu waxa uu ku faanaa buugaagta faraha badan ee kala nooc nooca ah iyo adkayta wax akhriska ardeyga. Waxa aan xooga saarnaa barnaamijka barasha culuunta kala gadisan ee dhaqanka una isticmaalnaa barista nuxurka dhamaan maadooyinka. Isku dhafku waxa uu asal joogto ah u yahay jiritaanka dugsgeen waxana maalin kasta ugu dabaal dagnaa dhawr siyaabood oo nabadeen ah.

Footer Image